Heesta Diidayaan - Lyrics
Dawooy adaan kuu doonayaa
Adaan dartaa u dibad maree
Dawooy adaan kuu doonayaa
Adaan dartaa u dibad maree
Inaan dayoon deymadaa adkeeyo
Inaan dayoon deymadaa adkeeyo
Diidayaan iga dadeen diidayaan
Iga dadeene wey ii diidayaan
Dun yara aa dulqaadbay dishoo
Sidaa darteedba dhiig iga keen
Dun yara aa dulqaadbay dishoo
Sidaa darteedba dhiig iga keen
Inaan dayoon deymadaa adkeeyo
Inaan dayoon deymadaa adkeeyo
Diidayaan iga dadeen diidayaan
Iga dadeene wey ii diidayaan
Dabacaad dartaa darxumaad qaboo
Inankii dan yare muu dul maree
Dabacaad dartaa darxumaad qaboo
Inankii dan yare muu dul maree
Inaan dayoon deymadaa adkeeyo
Inaan dayoon deymadaa adkeeyo
Diidayaan iga dadeen diidayaan
Iga dadeene wey ii diidayaan
Dawooy adaan kuu doonayaa
Adaan dartaa u dibad maree
Dawooy adaan kuu doonayaa
Adaan dartaa u dibad baxee
Inaan dayoon deymadaa adkeeyo
Inaan dayoon deymadaa adkeeyo
Diidayaan iga dadeen diidayaan
Iga dadeene wey ii diidayaan
Diidayaan iga dadeen diidayaan
Iga dadeene wey ii diidayaan