Maxamadoow nebi maxamadoow
Maxamadoow nebi maxamadoow

Mursalkii la doortoow
Diinta noo muteediyo
Madaxweynihiiyoow

Maalinta qiyaamaha maxamadoow
Muslimiinta joogtiyo nabiyoow
U maciin dadkaagani yaa rasuulalaah

Alaahu masali wasalim
Wabaarik calayh
Saydinaa muxamed
Calayshi salaam

Kii nacbka miidhee
Xaqa midigta siiyoo
Kii nacbka miidhee
Xaqa midigta siiyoo

Uu mawle doortee
Laga maydhay xumahee
Carshigii mudnaa iyo

Sareedada macsuumoow maxamadoow
Maalinta qiyaamaha nabiyoow
U maciin dadkaagani yaa rasuulalaah

Maalinta qiyaamaha maxamadoow
Muslimiinta joogtiyo maxamadoow
U maciin dadkaagani yaa rasuulalaah

Alaahu masali wasalim
Wabaarik calayh
Saydinaa muxamed
Calayshi salaam

Kii diginadiyo
Garaadkii makaadoow
Kii diginadiyo
Garaadkii makaadoow

Uu mawle doortee
Laga maydhay xumahee
Carshigii mudnaa iyo

Sareedada macsuumoow maxamadoow
Maalinta qiyaamaha maxamadoow
U maciin dadkaagani yaa rasuulalaah

Maalinta qiyaamaha maxamadoow
Muslimiinta joogtiyo maxamadoow
U maciin dadkaagani yaa xabiibalaah

Exit mobile version