Heesta Waa midabka dunida - Lyrics
ogoow maqaneey kula mida
mida kuugu tala galay
ma inuu kur iga bada
moodayso adiguna
markaan kula wadaa a
aya jira ma tihidoo
maalin kuu sida
adiguna macaaniyo
malaba la jeceshahay
walal midabka dunidiyo
waxa maanta jooge
bal mudixiya sheekada
murugta ii u fiirsada
maandhaaga aadmiga
labaa ma aqaan wada jira
muunadu u simanatahay
waliba kala maroorsada
wax kasta oo la isku muujiyo
mili uun ka buuxsaday
runta la masuugiyo
beenta maraga loo sudhay