VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xalay gellindhexaadkii - Lyrics

xalay galin dhaxaadkii maraan gaar u faashaday isla aqal galkeenii labadeena kala guray geedkaan lahaa beer xididada u goysee garbahaad lulaysiyo waa maxay gilgilashadu waxaad waxaad gocoto ii sheeg waxa boqol dhigiisiyo arin gurucanaa gurigaan dhisaayiyo galadaan gunud lahaa guushaan lahaa hees ila garani waydee
Queue is empty
-- / --