Heesta Axdi - Lyrics
Abaar laguma beereen Ogobeey jacaylka
Waxa lagu abuuraa Ililihii durdurayiyo
meeshii ugbadlee indha doojinayse
Ubax lagu salaamaay amaan labu
Duceeyaay oo lala adkeeyaa
Ruuxii ku aaminay ubad loo xanbara
Axdigana lala dhawraa
Aadan iyo xaawaa laga soo abuurmo
Ifka ugu horeeyoo arintoodu waa
Guul iyo soo jireen adag
Waxaa uu aloosmaan wax ku ool
Ahaadaa marka labada ruux idil
Uurka iska jecelyihiin arinkodu
Guur yahay axdigana lala dhawra