VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gacalo - Lyrics

Gacalo caawa golaha fiican gacanta keeno giiji cayaarta Hablaha gadaadee gollaha joogana midaan ku garab dhigo garanba maayee Haygabin Haygabin ha i goynineee gacalo adaa gayan kuu jeclee guman shisheya waa nacee waxaa ku goystay inaan nafteydiyo taada gacalooy guri ku hoynee Yartaan gu'yaal badan u gooni yoobay galbis arooskeeda u guul xayaatee galbiskiyo cayaartana golaha ka maqantahey hor ilaahay gacaloy ha i gaba gabayn Haygabin Haygabin ha i goynineee gacalo adaa gayan kuu jeclee guman shisheya waa nacee waxaa ku goystay inaan nafteydiyo taada gacalooy guri ku hoynee
Queue is empty
-- / --