VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gob - Lyrics

Inanyahay gob baad tahay gobi gob dhashaa tahaya Gacal iyo xul baad tahay Haween golo istaago Haybad gaar ahaaneed guula heen ku siiyo loo gaar fadhiistoo gudi ay ku kulanto gollo laysku siyo la gudoontay baad tahay Gaari dhaban leh baa tahay xillo geesi baa tahay tii aroos lagu gamgamyo gamaankii fardood iyo geel istaahil baa tahay Gacala hoooyadaa baa sumad gaara bixisoo mid isgaarsan baa tahay Gacala hoooyadaa baa sumad gaara bixisoo mid isgaarsan baa tahay Guurkoo hagaagiyo ducaan kugu galbinaya guuleeyso waligaa ku nagoow guri wacan Guurkoo hagaagiyo ducaan kugu galbinaya guuleeyso waligaa ku nagoow guri wacan
Queue is empty
-- / --