Habeenkii ugu horayseed
Hablahaad lasocotaan
Ku halacsadayoo
Hubaal haniyey aniga
La i helyeey

Adna kuma haleelinoo
Warba iima haysisee
Hadmaad hoos uso dagi
Haasawe gobanimo
Heer ka gaadhi doonaa

Haybadiyo asluubtaad
Hablaha aad ku dhaaftaan
Hiyiga gashadoo

Exit mobile version