VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hees qaaci ah ogobay jacaylka - Lyrics

abaal laguma beeree ogobeey jacaylkaa waxa lagu abuuraa ililihii durdurayiyo meeshii ugbaad leh indho doojinaysee ubax lagu salaamaa amaan lagu duceeyaa oo lala adkeeyaa ruuxii ku aaminayoo ubad loo xambaaraa axdigana lala dhawraa
Queue is empty
-- / --