Aduunban ku doonayaaye kawdhe
Aduunban ku daawadaye laba dhe
Aday duntu igu xidhantahe saddex dheh

Dulqaadban ka rabaa
Dadaal aniga haye
Allaa deeqdana baxshe
Adigu daacsd ii ahow

Damaashad farax jacayl
Dawo ila daadahee
Damaashad farax jacay
Walaal ila daadagee
Nimcooy ila daadahee

Ada dayriyo gugi da'aye kaw dheh
Indhuhu ku doogsadane laba dheh
Adaa dahabiyo xariire saddex dheh

Dadaalban idink rabaa
Ducana waalidka hayee
Alla deeqdana baxshee
Adigu daacad ii ahow

Daamaashad farax jacayl
Dayibo ila daadahee
Damaashad farax jacayl
Walaal ila daadahe
Damaashad farax jacayl

Adaa dookho igu kaa dare kaw dheh
Dareenku tilmaamayaaye laba dheh
Adaa diin ila wadaage saddex dheh

Dulqaadban ka rabaa
Dadaal aniga haye
Allaa deeqdana baxshe
Adigu daacad ii ahow

Dadaalban idink rabaa
Ducana waalidka hayee
Alla deeqdana baxshee
Adigu daacad ii ahow

Daamaashad farax jacayl
Dayibo ila daadahee
Damaashad farax jacayl
Walaal ila daadahe

Exit mobile version