Wiiloo badriyo
Wiiloo badriyo
Sidaa tahay queen
Inan yahay koriyo
Adaan kaw helee
Kuu heesayaa

Kuligood hablaha
Koonkaba ku nool
Adaa ka qurux badan
Nuurka u sidee

Hadaan kuu kurbado
Ama aan kuu kardhado
Hadaan kuu kurbado
Ama aan kuu kardhado
Naf ku ogolaay i kadeedashoo
kaafiyaay raxmaay kaligaa rabtee
Naf ku ogolaay i kadeedashoo
Wiiloow raxmaay kaligaa rabtee

Hadaan kuu kurbado
Ama aan kuu kardhado
Hadaan kuu kurbado
Ama aan kuu kardhado
Naf ku ogolaay i kadeedashoo
kaafiyaay raxmaay kaligaa rabtee
Naf ku ogolaay i kadeedashoo
Kaafiyaay raxmaay kaligaa rabtee

Koolkoolintiiyo koolkoolintiiyo
Dooday badanbaa
Gabalkiinanaan ha badhuudha ee
Intaad kuu mudnaa

Kalgacayl durkiyo
Waa kaar jacayl
Cishadiyo naftana
Kaligaa raxmaan
Adaa kaafiyee

Hadaan kuu kurbado
Ama aan kuu kardhado
Hadaan kuu kurbado
Ama aan kuu kardhado
Naf ku ogolaay i kadeedashoo
kaafiyaay raxmaay kaligaa rafiiq
Naf ku ogolaay i kadeedashoo
Kaafiyaay raxmaay kaligaa rafiiq

Hadaan kuu kurbado
Ama aan kuu kardhado
Hadaan kuu kurbado
Ama aan kuu kardhado
Naf ku ogolaay i kadeedashoo
kaafiyaay raxmaay kaligaa rafiiq
Naf ku ogolaay i kadeedashoo
Wiiloow raxmaay kaligaa rafiiq

Exit mobile version