Aasiyo ayaaneey
aragtida u wacaneey
indhahayga nuuraay
adigana ilwaad quruxey

markii la i abuuraa
la ii qoray agtadoo
ana waan ku aaminay

Hayeeshee nafteydaay
walee aayahaygiyo

Ma ilaawo ma ilaawo
ma ilaawa aasiyaay

waligeey ayaaneey
aflagado kuma oran
afrikana hablaha kacay
adaan kuugu jecelahaye

waligeey ayaaneey
aflagado kuma oran
afrikana hablaha kacay
adaan kuugu jecelahaye

Waa qaali ubadkaiyo
hani iyo fahiima
fahad iyo ayaanlan
ku fooganahayo
fagaaraha la taagnahay

Ha yeeshee nafteeydaay
walee aayahayga ma iloowo
ma ilaawo aasiyaay
aasiyaay

Exit mobile version