Heesta Siilaanyo - Lyrics
markii la ina toosiyay
waaki dalgaalamee
waakii intu dagaalame
dalka noo xoreeyay
dibnaha aad ka leedahe
orado na dhaaf
waa hadal daciife
dibha u odhan eraygaa
ruuxi damiir lihi
axmed diidi maaye
dalkiisana somaliland
waa daacad odoyguye
daaimo allahayow
siilaanyo noo daa
hana daadaheeye
doqon liita noo eeg
diric iyo ninkii rabii
axmed darajadiisiyo
tuu reebtu leeyahay
kaa duudsiyaaye
inanyahow dagdagayaa
dabuubtad ku leedahay
maxaa dunida kuu hadhay
kiini daynban talow
daliil miyaad u haysaa
dalkiisna somaliland
waa daacad odayguye
daaimo allahayow
silaanyo noo daa
hana daadaheeye