VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dawo kale - Lyrics

dayax iyo daruuro is galay inaan kala dafo mooyee mala kala dabaalaa dookhiyo kal gacalkuna sow maaha daymadda ruuxii dur duurtaa daba qabo naftiisoo danwadaagna la ahaw daadihiiya mooyee dawo kale ma leeyahay adiguna dalayseey mar hadaad darmaan tahay dibad joogi waa balo dugsi wiil da da adiyo nin ku deeqa mooyee dawo kale ma leedahay qamad iyo dhilow yahayn inla kala durguro mooye mala kala dabbalaa damaq iyo kalgacalkuna sawmaha kudayashada saw daranta geelluba dalan dool uguma tago biyihii dallaal iyo halkuu dirinta ku oqyehaay miyuu farasku daaya
Queue is empty
-- / --