VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhabtuu cover - Lyrics

sida baardhediyo qurux dayax kuu dhameeya hablo taako dheertahe waxa gala dhaamntiga ifka dheeman iy luul ogow ku dhaafsan maaye dhabtuu jaceyl yaala dhexda taako iyo socod ama dhabarka geenayada sida dhamal dhulka is wadhay timahaaga kala dhacay waa waxa i dhaawacay aan ku dhaweeye marna ku dheehde kiskay ha dheeran sida aad dhalaan tahay oo aan ku dhalay dadka kaa dhaweystee dhinacyada wadnaha iyo dhuntuu kalgacalkuna dhamoow igaga yaala dhabtuu jacaylku yaala sida dhirahah midhaha leh oo dhibici dayri subacnimo kuso dhacay ooy dharabkiyo malabkuba dhulka dacalka saaren aan ku dhaweeyo marna aan ku dheehde cabdiyo ha dheeran
Queue is empty
-- / --