Heesta Dhambaal - Lyrics
adoo iga dheer dhawaaqaagay dhagu maqlayaan
markay dhaayuhu ku dheehdaan farxadbaan
la dhididaa
dhuumaha wadnahayga dhiiga sida dartaa
dhutiya
waalidkii ku dhalaan dharaar layl
dhanbaal u diraa duco u dherershaa
daa imow ii daa way i deeqdee iidaa
dhool waabaraay ugbaad dharablaad
dhigiisa tehee dhamays dumareey
reerkaan dhisanay dheeliga ka ogow
adaa dhaqankiyo hidaha dhawree
dhab kuu jecliyaa