VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hodan - Lyrics

runtii quruxdiyo milgaha midii kaligeed hanataay miskiin magac kama ahee mug dheer waa hodan runtii marwana la iskama dhigee waxa ugu mudan dhabtii midii hadal dabacsanee xishootee maqal haboon marnaba lama qarin karee nasiib badanaa mid helay intuu guursaday mulkiyay masuul ka noqduu hantiyay mudnaan dherar iyo hufnaan miisaan garashiyo aqoon mawlaa ugu deeqayoo masaal bay hablaha u tahay muuqana luulbay ka tahay macbay samirkana la tahay nin helay magacbay u tahay maan dhaya qalbigay u tahay
Queue is empty
-- / --