VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Horaa loo socanaa - Lyrics

Wanaag iyo qurux Haween midii loo Hibeeyayee rabigu U huwiyaay amaan X2 Halyay geesigii ragee Dadaal iyo howl kar- Nimo dhigii kaga hor Maroow x2 Iihiili markaan ku idhi Naftayda hag aan ku Iri jacaylka hag aan Ku iri hoo oo hay hay Hay hoo hay aan ku Iri heshiiska adigan Bur burin x2 Hoo adigaan adigaan Ihodin adaan cashaqa Halayn hubaal wacad Kaan lahayn halkaan Kugu iri kayeel hareer Adigaan kamarin X2 Dad kaba labadii is Helay kuwii ku hab Saami jiray waxaad Ku tiraa hadeer horaa Loo soconayaa x2 Dad kaba labadii is Helay kuwii ku hab Saami jiray waxaad Ku tiraa hadeer horaa Loo soconayaa x2
Queue is empty
-- / --