VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacayl - Lyrics

nad arooryad sida ubax ku yaal liliidiyaha biyaha intaa iga maqnaydbaa saw ma ooyayaa adiga ma kuu ooyayaa arimada dartaa badan iga dhigtaa umalkhayr miyad adiguna odayada ugu jirtaaye inbadan anoo aad kuu jeclaa ixtiraam adoo ii uur samaa maxaa inan kale af xidhay oo eel ka dhigaye arimada dadbaa ibtilada dhacdiyo istareex ku noqdee askartii naxligu miyay ina arkeen asal dhaladoo ilakaha dabar ku lahaa eebo calmadaye aalow ii ajiib
Queue is empty
-- / --