bari hore jacaylbaa jiray la yaab ruuxba jamashadii oo diwaan ku jira oo aa qalooc ku jirin jaaryaanu ahayn
maantana jirbaa uga da'ay jidkoo jihoo kaba duwee
jaleecada markaan jinoweey ku idhi waaba joog cidlada halkaan jiifkaba dayay