VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Joogdheer - Lyrics

Joogdheer haldhaayey marka/kolka aad dhaqaaqdo dhirto way istaagtaa Aadmigu dhamaantii adun buu ku dhowraa dhulka intaad marayso Shimbiruhu dhawaaqbay kugu sii dhoweeyan cadceeduna Dhankeedey Kulayl Kaa dhintaayo Dhidid kaama keento Yartu Dheeman weeyo Nafta Way Dhex qaado Qofna DhaafsaN maamee QalbigaY ku dhigantE Dhaayahayga weyaan, Dhut xariir dhameesay jinka kuguma soo dhaco Quruxdaada dhibeeso Dhafaraar ka qaado Markaad dhowrto adigu Naxdin buu la dhuunta Dhigta nuurka heeso Ugub dhaxaadka dunida Xidigaha is dhaafay Dayaxaan dhaceen Adoo aan dhamaanee Yartu Dheeman weeyo Nafta Way Dhex qaado Qofna DhaafsaN maamee QalbigaY ku dhigantE Dhaayahayga weyaan,
Queue is empty
-- / --