VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kalsan - Lyrics

kalsan saadintaydaay hubsan baafintaydaay kala haybintaydaay kalgacal ulashadaydaay samir gohashadaydaay kaadsimadaydaay kurbaa tirashadaydaay kalif diidistaydaay kolna doonisteedaay kaaba raacdadaydaay kaah sugashadaydaay guul kala filkaygaay samaan kaydsigaygaay xumaan karahsigaygaay kaar dhabashadaydaay
Queue is empty
-- / --