VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma goyin - Lyrics

ma goyn wacadkaan lagalay magabin xilkaan usiday ma gudhin xiisahaan uqabay garowshaa la,aantaa dantaa nin galafsada maan ahayn dhibaato anigoon ugaysan xilkeedana ka gaabin xaqeeduna geed usaaran geedi anigoon la guuursan gabdhaha kaligeed ka doortay maxay ka duday aan ugaystay maxaa gubay ka guurtay maxaa guboon u gaystay ma gabin qawlkaan ku idhi ma falin godob aan ka galay ma gudin gogoshaan ku laday gonoska eedan taalay ninkaa gaya maan ahayn gacan inigoon ugaysan daryeelkeedana ka gaabsan gafkeedana aan ku dayrin geedi anigoon la guuursan gabdhaha kaligeed ka doortay maxay ka duday aan ugaystay maxaa gubay ka guurtay maxaa guboon u gaystay
Queue is empty
-- / --