VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maanka deeqa - Lyrics

adaa muxibada maanka miratiyo maanta ila qaba muhashada been miyuu ruux kale maanku dhawraa saw mulaax diyo maayad maad noqon aan ku miirsado markaan maqanahay adaa imatala marklaan joogana mudnanata leh mataan taydaa maanka deeqaay miyaad qarkaa iila magac tahay halkaan marayaba adaa ila mara mac quul markay tahay mas kaxdaydana meel ku yeeshoo ku mac suuman saw midnimadiyo caashaq midho dhaly caashaq midho dhaly maynu wada hanan
Queue is empty
-- / --