VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Milic - Lyrics

millic kama hadhgalo kama hoydo dhaxamaha wakhtiguna dhanbuu iga dhaafayaa ifka dhagar magaline maxaa dhibay naftaydii dhalinyarow aan dhoolbaxay lamoodyee wadnaha tii ku dhararnayd aan kala dhursugaynaa nakala dhexgalay nolol kala dhimanoo maan dhimanin maanigii dhulkow kama dheeri dhayal caashaq maahee dhugta tayda ma dhadhamiyo soor kama dhuunto bahalaha taladuna dhanbay iga dhaafaysaa sow dhaqan wanaagii dhibtu iima saarnay dhalinyarow dhool baxay lamoodii wadnaha tii ku dherernayd aan kala dhursugaynaa nakala dhexgalay nolo kala dhaqaaqnoo ma dhimanin kuma nagi dhulkoo kama dheeri dhayal caashaq maahee dhugta tayda
Queue is empty
-- / --