VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nafsi - Lyrics

dadka ruuxa kuunugul niyadiisa kugu qoray oo adi ku naawilay naxariisna kaa filay nacab looma quudhee nabsigaygu yuu liid iyo naafo kaa dhigin adigoo nuskaygiyo kuu qabo naftaydii sidii nacabka ha iididin neecow laquutiyo sida neefta ugu xidhay kalmad naara ha i odhan dadka ruuxa kuu nool niyadiisa kugu nabay ee adiga nuuriyo laliifaayo aad utahay ee nabar xanuunliyo kaajira nitaaqada naxli laguma sooree adigoon nuskaygiyo kuu qabo naftaydii sidii nacabka ha iididin neecow laquutiyo sida neefta ugu xidhay kalmad naara ha ii odhan
Queue is empty
-- / --