VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nimco - Lyrics

dhulka nimcadiisa xadidadu ka moogan la falgala neerfahoo nafaqada dhirta siiye sido kale nimcoo nasiib kaygiiba tahee aan nolol wadaagne ila naaxi caashaqa naxariisi dumarka naftaydu naftaada weeye naruuro kalgacaliyo aan nasteexo kaa helo quruxiyo nasabeey nuurkii aduunkay nalkii ani ii iftiimay nabdiga caashaq siise ada nuurka wadnaha ii noqo dawadayda oo igu nasina caashaqa naxariisi dumarka naftaydu naftaada weeye naruuro kalgacaliyo aan nasteexo kaa helo
Queue is empty
-- / --