VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qarniga - Lyrics

waaydan ba nuuraay waqal soo onkoday iyo wabi aan gudhaybaa karisaa wadanatee miyilaajareysaa ku warejiso waran aan jabeynbaa sidataa walaalooy qisadii nabruudba ka waraabinaysaa wehelkaa rumaaade walee been laguma maro wakhti kaama baaqsade waji dhugo aduunyada waxaad waayo talisoo waayeel ahaataba wadmiyuu ku dayaa wakhti kaa xishoodaa wadna aan baqeynbaa igu waabinaysoo weel aan gulaynbaa wax ku shubo ileedahay miyaad way dhaqaale waligaa istiriyoo wiil koriso leedahay walee been laguma maro wakhti kaama baaqsade waji dhigo aduunyada walee been laguma maro wakhti kaama baaqsade waji dhigo aduunyada
Queue is empty
-- / --