VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qudha hoo - Lyrics

Jacaylkaan qabo Ruux u qalmayoo Qaaliyaa tahee Qudha hoo yurub Qudha hoo geenyo Qiimi iyo geesi Qaayaha u dhashoow Qumanbaa tahee Qudha hoo cabdi Jacaylkaan qabo Ruux u qalmayoo Qaaliyaa tahee Qudha hoo yurub Qudha hoo geenyo Qiimi iyo geesi Qaayaha u dhashoow Qumanbaa tahee Qudha hoo cabdi Qawlkaaga naftii naftii Ku qaboobaysaa Ku qushuucsanee Yurubeey ku mee Kuu qushuucsanee Geenyooy ku mee Nabdigan qof qudha Qaban waayaybaa Kuu soo qadimee Cabdoow ku mee Macaanoow ku mee Cabdoow ku mee Qaaliyoow ku mee Qawlkaaga naftii naftii Ku qaboobaysaa Ku qushuucsanee Yurubeey ku mee Kuu qushuucsanee Geenyooy ku mee Nabdigan qof qudha Qaban waayaybaa Kuu soo qadimee Cabdiyoow ku mee Qalbiyoow ku mee Macaanoow ku mee Cabdiyoow ku mee Qumaati hadaynu qumaati U wada qoslaynoo Aynu xus jacayl qaran qabanee Macaan ila qorshee Aynu xus jacayl qaran Jacayl qaran qabanee Macaan ila qorshee Maati hadaynu u wada qoslaynoo Aynu xus jacayl qaran qabanee Macaan ila qorshee Aynu xus jacayl qaran qabanee Macaan ila qorshee Maati hadaynu u wada qoslaynoo Aynu xus jacayl qaran Aynu xus jacayl qaran qabanee Macaan ila qorshee Aynu xus jacayl qaran qabanee Macaan ila qorshee
Queue is empty
-- / --