VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waan ka bogsanayaa - Lyrics

Wareer weeyi duniduye Waydoo wanaagii Adigaana wiiqee Nafsi waa ma dhaafaan Wuu haelo badanyay Waanu hawl galayaa Bartuu / Halku wadar ku yeeshee Waan kaa bogsanayaa Waanan kugu xawilayaa Waa keene waayuhu Waanan kugu xejinayaa Wariyo warkaygaa Waaxyahayga soomaa Wadarwadar u gaadhsii Walaac ha ina daayee Meere weeyi noloshuye Adigoo wekinayaa Walaac kaa gu'i waayaa Waqtigu waa is badalayaa Wehelkaaga oo wacan Warmo looma afaystoo Weerar laguma qaadee
Queue is empty
-- / --