VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xul baad ahayd - Lyrics

haween tii ii xigtaay xurmadii aad igu lahayd ka xashay maankiyo qalbigaa xagayga xul baad ahyd xiskana kaliba lahayd hadaanan waad ogayd sidaan kuu xaal ogaa xanteena kuwii jeclaa xumaanta dhexdeena waday adaa maqlay xaasidkiyo xinkiyo loo diray cishqiga xakayga hadaan jacayl marnaba xaasha ee ka dhiman adaa dilay xool kamaa haweenba tii aan xusaa xabiibi weedhihii kalgacal adaa xiisihii masaxay hadana xumo kulama rabo xiliyo nafsi kugu xidhmeyn dhankayga xorbaad ka tahee xusuustayda uun ilow
Queue is empty
-- / --