VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dahri - Lyrics

dadlka llaba is jeceloo dahrigooga caashaqu inta uu kusoo duxay wada dagay hankooda haday kala dayoobaan diihaalka gocoshada mid waliba docdiisuu damqashada la ooyaa inanyahay daraadaa dihashada xasuusta leh kama lado dareenkoo ima dayn jacaylkuye sidaan kuu danayn jiray ayaad iila daristahayee jacaylkii i daashaday kama doogsan waliyoo dibin daabyadiisii qalbigay la daris tahay dubaaqayga xiisuhu sidii buu dul iyo hoos dawooy kuugu maranyahoo daydaygaaga kama lado inanyahay daraadaa dihashada xasuusta leh kama lado dareenkoo ima dayn jacaylkuye sidaan kuu danayn jiray ayaad iila daristahayee
Queue is empty
-- / --