VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dareen - Lyrics

in kasto dareeniyo dawo la,aan ku nnoolaa in kastoo dabiibiyo dulqaad aan ku jiray badan in kastoo dartaa adi dumar aan u daayoo ku dadaalay sidaa aan hoy kuula dagi lahaa daa,im wuu i siiyoo sidaan kuugu daalaa adna ii dareentee calool dabac lahoow ku dadaal danteena yaan layna kala dilin dawadii i deeqdaay dookhii naftaydaay in kastoo daraadaa dadka aan ka soocna inkastoo dartaa adi rafaad aan u maray in kastoon duciyo rabo inaan kuu akhriyo diin naftaydaay waan kuu doorto waan kuu dardaarmee inaanan ku dayn karin daah kaama saarnee daaha kaaga qaadee calool dabac lahoow ku dadaal danteena yaan layna kala dilin dawadii i deeqdaay dookhii naftaydaay
Queue is empty
-- / --