VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jawi baan galay - Lyrics

Jid baad furtay iga xidhnaa Jawi baan galay iga maqnaa Dareenka dhabtaan la jaaray Jacayl baxadaan hayaa 2x Waxay jiiftaa bogayga Waa nuurka indhaha jiheeya Jagada qalbigaan ka siiyay Qof kale uma yeesho jaanis 2x Qofkaan helay baa jano ah Nolashaan la jiraa farxada Qofkaan helay baa jano ah La joogeedan ka helay 2x Wadnaha adigaa ku jira Dareenka jidhkayga haga Jaleecadada dawo ah Codkaaga dhanbaa jal ah 2x Anaa tahay jowharadayda Xasuustaadana la jooga Jawaabaha aad i siiso Ayaa muxibada jibaara 2x Qofkaan helay baa jano ah Noloshaan la jiraa farxada 2x Qofkaan helay baa jano ah Agjoogeedaan jecelay
Queue is empty
-- / --