VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nacabku ha is daldalo - Lyrics

dushaan laba ruux ka nahoo hostaan dan wadaag ka nahay hadaan kala durugsanahay qalbiga darisbaan ka nahay dadkaan laba ruux unahay dareena hal baynu unahay intaa isku duubanahay maxaan isku dookhna nahay daliil qofnimaa utahay qalbiga dahab baa ka tahay dabciga dhal gobaa utahay dadkaa u xariir san tahay dabiib ruux baad utahay dawana nafbaa utahay xinjiro wadnahaa u tahay darajo boqolbaa u tahay kuwii dira diraha xumaha ka dilaali jirey walee gabalbaa udumay macaan idawee wardaa intii ina daakhishiyo intii gedab qaadan jiray nacabku ha is deldelee cabdiyow soo durug macaan hadaan isu doonanayn hadaynu diyaarsanahaee dayaxa aynu wada dagnee macaan daadihi cishqiga maxaan iidaalanayd maxaa dadka ii jeclayd dadaalkii haduu dhalee macaan dirawali cishqiga duruf adag baan marnee dulqaad badan baa lahayd dantaan ka midaysanahee dabuub adag baan lahay wardaa agdag baan lahayn daymada farax baad utahaY dhaxanta dugsibaad utahay daryeel qofdhan baad utahay diktoor anigaad ii tahay kuwii diraraha wadey xumaha ka dilaali jirey walee gabalbaa udumay macaan idawee hadaba intiii ina daakhishiyo intii kadab qaadan iray nacabku ha is wada dal dalee sakiyo iisoo dhawoow macaan
Queue is empty
-- / --