Saldhiga reerkiyo
Sumcada qoyska
Sumcada qoyska
Sowjada ii dhaxdiyo
Saaxiibka nafta haa
Guushayda sugtaay
X2

Sahan ka guushiyo
Sadkaan sugayow
Saygaan u dhaxee
Dhigii usitee garaad
Saxan low X2

Hablaha sabankaa
Sifaha quruxdiyo
Sumcada dheer
Tahoo sinjiga wacan
Baa somali u tahay
X2

Raga saban kaad
Surada muuqiyo
Sootka dheer tahoo
Sinjiga wacan baa
Naftayda sinjiga
Saxan baa naftayda
Naftayda ku sintaa
X2

Naftaad sahwi iyo
Kasaartay dhibkoo

Jidkii samahaad
Macan ku sugtoo

Adaa suubaney
Isaacida abid

Adaa saxanlow
Isaacida abid

Isaacida abid

Isaacida abid

Exit mobile version