VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tacab - Lyrics

Ilinta katimid indhahu Waxay turjuman xanun Kaskiyo katimid qalbiga X2 Xusuus tiiraanyo laa Tabcaan iga sii dhigtoo Waxaan sugayaa qoftey X2 Hadaan ka tanaasul iri Xidhiidh keenii taxnaa Miyaan tirayaa jaceel Qalbiga tacab kiisuyaal X2 Hadaan kugu taami jiray Adoo iga tagay hadeer Sidii baan kuu tabaa Sidii baan adi kuu tabaa X2 Tab iyo xeel may ahayd Waxaan tacab soogaliyo Tariikhaha malmo tagay Hadaan ka tanaasul iri Xidhiidh keenii taxnaa Miyaan tirayaa jaceel Qalbiga tacab kiisuyaal X2
Queue is empty
-- / --