VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wada jir - Lyrics

Naf kuu jeelan baa ku jimiimicdee bal usoo jawaab janadii ifkow waay kanee judhaba bal isoo jaleec jismigiyo indhaha waad jiidatee aan wada jirnee dhinacayga joog kama joogi karo halkaad iga jirtee jaala haygiyo jeeniga isii jab kuu iila rabay jah wareer kaqaad jaceel keenan badan nacabkiyo jinkiba ma uyara jilaa jidh xuntiyo wixii jaa juuska waday jugta gaadhay iyo jiciir bay hadeer la jibaadayaan Naftan kuu jajaban kuu jilicsan baa kaa jecel dad kaba Qudhaad jiidatoo jirab kuu martaan jago kaa dhexsiin Jiradiyo dhibkii uu jaceel ibaday jawigii adkaa Qalbigaan kajaray wax jidiin mariyo jawigedi jilay juuc iyo dhib kii hadaan jaaw ku idhi Jab kuu iila rabay jah wareer kaqaad jaceel keenan badan nacabkiyo jinkiba ma uyara jilaa Jidh xuntiyo wixii jaa juuska waday jugta gaadhay iyo jiciir bay hadeer la jibaadayaan
Queue is empty
-- / --