VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jawahara hawenkaay - Lyrics

jawharadii haweenkay jaleecadii indhihiyo jeedaaladii hore nuurkii ijaatay aan ka jeesanwaayee jidkaan raacay waa uhalis jar inaan ka duulee yaan jabine ijoojiyoo aan jawaab san kaa helo kaalay ila jil cashaqa y jawharadii haweenkay jamashadii naftaydiyo jidhku tuu tbayaan jeeraan hello mid waxaad tahay aanan jiifsanayne janow soo adoo kale guri kama jarmaadoo may jaqsiin hooyo jiiraanka kama dhalan kaalay ila jil caashaqa
Queue is empty
-- / --