VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naruuro - Lyrics

niyad ku rabtiyo naf ad kuu jecel qalbi kuu nugul nalbaad utahee naruuro sanay yaanu nacabiyo nuxuus arkinoo nuglaan kalgacayl intaan nool nahay nabdi kutabiyo maankaad ku nagayd noolaha ku jecel nasiyaad utahee neecow dajisee yaanu nacabiyo nuxuus arkinoo nuglaan kalgacayl intaan nool nahay
Queue is empty
-- / --