VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aqal gal - Lyrics

iftiinkayga aragiyo indhahaygi baa tahay adimaad ku ciidmiyo aqoontaydiiba tahay sidaad ogsoontahay intaa kula magaca adigaan ku moodaa axdi baynu dhiganee aroos aan yagleelnee arinkeenii ma caawaa ilayskii naftaydiyo alle miduu isiiyaa ugubtaann jeclaayiyo asluub badan ayaa tahay adigaan ayaaneey arinkii yimaadaba ila oofinaayee aqbal weeye xaajadu alle noo ajiiboo aqal galkenii weeyaan afka kaama dhiga oo intaan waa ku raadshaa indhaha ruux ku saara adiga kaa warystaa cabdiyoow aynigaaga adaan kuugu jecelahee ha iga iilan waligaa adigu burcaawoow axdi baynnu dhiganee aroos aan yagleelnee arinkeenii ma caawaa ilwaad samida quruxdaad asaagaa ku dhaafte ulashada kalgacal dhaba ruux istaahilaa tahay adigaa aynigaygaay noqday oridaydee alle isu keen daa ani iyo adiga aqbal weeye xaajadu alle noo ajiiboo aqal galkeenii weeyaan
Queue is empty
-- / --