VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aqoonsi - Lyrics

waa dabaal dag waynoo DAA'IM uu fudaydshoo dacalada dhulkeeniyo daafaha aduunyada loo wada dareeroo neecow dareenliyo daruur caafimaadoo dalkeenii tabaayoo ictiraaf da'aysaa dusheenii ku hoortoo dabayshii aqoonsigaa damashii ruxaysoo ducadeenii toostee damaashaad ALLAHAYOW dubaaqayga maan galin dhiig inaan ku doorsado nabadayda duuga oo xumaana aan ka door bido dastuurkayga kuma dhigin dadaaliyo aqoonbaa dayaxa ku geeyee doorkaan maanta taaganay DAA'IM mahadii weeyoo ku mutaystay darajee
Queue is empty
-- / --