VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhanbaal - Lyrics

dhegtaa dumarbay wax jira dhawaaq diidaa rumoo xaqiiqo dhabay tidhaa ALLOW YAA RIYO KA DHIGA warkan igu soo dhiciyo dhanbaalkan caawa yimid halkuu dhaawacaan marnaba sheekiyo hees lagu dhamayn ma soo dhigan kuma fikirin jacaylkaad soo dhisteen u dhawrteen sida dhalaan ayuu dhaxalkiisa cuni midaan uba soo dhibtoon qofaad isu dhiibtayoo intaad arin meel dhigteen axdiga dhabar jabiyayoo xumaa dhayal kaaga tagay iyadoon calafkiyo wax dhigan qadarka cidi dhaafi karin wixii igu soo dhaca qalbiga dhana uga baxayn wixii igu soo dhaca qalbiga dhayal uga baxayn
Queue is empty
-- / --