VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nuxur caashaq - Lyrics

Waxbay naftu naaeilaysaa Hadana way nagaanaysaa Halkuu nebdigaygu rabo Niyadu way kamaagaysaa Adoo naaloonayoo nuurayaa Inaan arkaan nolol aduun ugu jeclaaye Naciimaay hayeeshee Nasiibkeenaa wacanoo Nasriga eebaa hayee Nuxurka caashaq garoo Ha ujoojin nacabkoo Nux nuxlaha dheg ha udhigin Waxbay naftu naadinaysaa Hadana way noogaysaa Halkaan nolosheeda rabo Samahaan ula naadiyaa Adoo ila nool aniga Nafisaayaa aduunyadiyo Negaashaan kula jeclahay
Queue is empty
-- / --