VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Talaal caashaqa - Lyrics

Naftu tay agjoogeeda Toos ugu hiloobayso Een tabaayay baa tahaye Ana kaan tagtiyo heedhe Maantana tilmaansanyee Aan tabaayaybaa tahaye Sida talada waayeelka Taariikhda loo galiyo Adaa toobiyaha maanka Ku talaalay caashaqane Sidaan taashka kuu saaray Adna iigu tabantaabi Tabta wabiga faanoone Ama togaag iscelinaaya Caashaqan tif idhi maanta Ee wadnaha ku tiixaaya Hadii aanad ila tiirin Miyuu taabo gali lahaba Waa sharaf tixgalintuye Taabaqaad cishqigeeni Aynu wada taagnay Gacalooy tusmadii arooskeena Iidbay juweyriyaay iitahay aniga Waa sharaf tix galintuye Taabaqaad cishqigeenii Aynu wada taagnay Gacalow tusmadii arooskeena Iidbay aniga burcaawi iitahay
Queue is empty
-- / --