VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qadan - Lyrics

qadaneey adaa qalbigayga dagayoo igu qaaliyee qadaneey la kulankaaga qiimaha asluubtaada qadarinta xishoodka soo dhawaynta qalbigaaga qancisoo niyadaydaa u qushuucday naftaada qalanjooy kalgacalkeena kor u qaad wanagiisa qaban qaabi farixiisa ku barbaari qosolkaaga qadaneey hanaankaaga qotonkaagiyo joogaa qaab dhismeedka bilicdada ayaan ka qaaaday jacaylka qof kastaaa aragaaga ka runsheeg quruxdiisa qalanjooy kalgacalkeena kor u qaad wanagiisa qaban qaabi farixiisa ku barbaari qosolkaaga
Queue is empty
-- / --