Heesta Qunfac iyo Jaceyl - Lyrics
qufac iyo jacaylbaan
waligood qarsoomine
siduu kuu qayiray
qayd igma saarnee
anigaa qasaarshoo
qiimaahaagii dilaye
qandhadiisa caashaqa
kuu galiyay qoolkee
quruxdaada inanyahay
uma quudho dhimashee
ha qawadin walaaal
qalbigaaga farax gali
qacan qaadka ii dhiib
hadii aad qisdidayoo
guur qiimihiisii
qababaaal isleedahay
geestayda waan qaban
qadar dhacayna aadmigu
dib u qabani maayee
hadaad qoomantayoo
qudhu bixi daraaday