VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adaan kugu dawoobaa - Lyrics

sidaad ii dar yeeshaa ana kuu daneeyaa daymadada ruuxda leh farxad bay dareentaa sidaad iigu dadan tahay ayaan kuu dadaalaa raga dunida joogaan kaa doortay kaligaa inaan wada dakaynaan kuu saartay darajada dumar tii usidataay adigaa ideeqoo madaneeyo ruux kale farxad ila dareentaay ubax kuugu daad shaa x2 dugsigaad ka maqan tahay diiqad baan ka qaadaa dugsiyow la aantaa kali baan dareemaa adan kugu dawoobaa x2 dajiyaay nafaydad kaligaa daweesaa malintaan ku daawado dayax ii siraad maa x2 dugsiyow nafaydad kaligaa daweesaa malintaan ku daawado dayax ii siraad maa x2
Queue is empty
-- / --