VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Ahlan Lyrics

hadaad iiro dheer jirtoo
aduunyada iinecbayd
anaa kuu xiisayoo
bastey aawada noqdayee
iskeentayoo soo dhawoow
abaarsadey aawadaaa
ogaadey inaan gafoo
hadaan aragaaga tabee
iskeenayoo way kanee
ahlan wasahlan aawadaa
inaad tahay ahlu khayr
indhahaagay ka muuqataa
adaa i xukumee miyaan
meelnaba kaa aadayaa
inaad boqortoyo tahay
ishaada laga arkaa
adaa ku lamaan xiskee
miyaan ku ilaawayaa
alaylehe waanastoo
janada ifka waan helnee
mabsuudbaan kugu ahee
ihoo saakaba ihooo


Lyrics by: anwar
loading..
-- / --