VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ahlan - Lyrics

hadaad ii dheejirtee aduunyada ii nebcayd anaa ku xiisayo bastay awaada noqdee iskeente soo dhawoow abaarsaday awaada ogaaday inan gefo hadaan aragaaga tabay iskeenay oo waykane ahlan wasahlan yaaa xaabiibi inaan tayo ahayn indhahaagay ka muuqata adaa ku meemayaan miyaan meel kale kaa aadaya inaad boqortooyo tahay ishaada laga arkaa adaa kulamaan xiskee miyaaan ku iloobaya allaylahee waan nastee janadii ifka waan hele mabsuudban kugu ahee i hoosa kaba i hoy
Queue is empty
-- / --